Zoekresultaten

Specification
Leeftijd
Taal
Uitgever
Onderwerpen
Auteur
Genre
Uitgegeven tussen

Je bent aan het zoeken in alle Vlaamse bibliotheken

4 Resultaten

Sorteren op
Extern
Boek

Riyaaqii qalbigayga

Rose Lagercrantz (Auteur), Eva Eriksson (Illustrator)

Buuggani wuxuu ku saabsan yahay Duniya oo ah gabadh aad u nasiib badan! Balse maanta waxay ku fadhidaa oo ay isku ruxaysaa kursiga madhan ee fasalkeeda dhexdiisa yaalla. Waa kursigii ay ku fadhiisan jirtay Fariida ka hor intii aanay u guurin magaalada Noorshoobin. Weli cid kale looma oggola inay ku fadhiisato kursigan, waayo, xaggee ayay Fariida fadhiisan doontaa marka ay soo noqoto haddii cid kale meesheeda qaadato? " Fariida ma soo noqonayso" ayay tidhi macallimaddu. " Waxyaabahaas oo kale lama ogaan karo", ayay Duniya si hoose u tidhi. Waxaan rejaynayaa in aanay Fariida dugsiga isaga tegin, maxaa yeelay wax kastaaba rejo la'aan ayaan u muuqdaan.

Beschikbaar in onderstaande bibliotheken